Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey kulan aan caadi aheyn oo ka dhacay xafiiska ra’iisul wasaaraha.Kulankaan ayaa looga hadlayey sidii kor loogu qaadi lahaa
wax-soo-saarka iyo kaabayaasha dhaqaalaha dalka, taas oo ku saleysan
wax-soo-saarka iyo kaabayaasha dhaqaalaha dalka, taas oo ku saleysan qorshaha xukuumadda Dan-Qaran ee casriyeynta dowladnimada Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in wasaaradaha
wax-soo-saarka looga fadhiyo sidii ay dalka u gaarsiin
wax-soo-saarka looga fadhiyo sidii ay dalka u gaarsiin lahaayeen isku filnaansho dhaqaale, isaga oo kula dardaarmay in ay yeeshaan wada-shaqeyn dhow.Waxa uu hoosta ka xariiqay sirii wada-jir loogu xaqiijin lahaa hadafka xukuumadda ee la xiriira isku-filnaansho dhaqaale oo ay Soomaaliya gaarto.
0 Comments