Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray xarun cusub oo ka qeyb qaadaneysa ka hortagga isbeddelka cimilada iyo xaalufka deegaanka
Ra’iisul Wasaare Barre ayaa bogaadiyay dadaallada Wasaaradda
Ra’iisul Wasaare Barre ayaa bogaadiyay dadaallada Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada ee Xukuumadda Soomaaliya ay ka waddo arrimaha is bedelka cimilada iyo ilaalinta deegaanka.
Mashruucan oo ka mid ah hirgelinta Qorshaha Cagaaran
Madaxweynaha Soomaaliya iyo beerista 10 milyan oo geed
Madaxweynaha Soomaaliya iyo beerista 10 milyan oo geed ayaa waxaa iska kaashaday Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada iyo Hay’adda Afrika u qaabilsan ka hortagga Abaaraha iyo Ilaalinta Xoolaha.
0 Comments