Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

xamze

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa soo fara-geliyay xiisadda saaka ka taagneyd garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Xamza oo ka jawaabaaya cabashooyinka shacabka

Ra’iisul Wasaare Xamza oo ka jawaabaaya cabashooyinka shacabka Soomaaliyeed ee ku aaddanaa garoonka dayaaradaha Aadan Cadde ayaa booqasho deg-deg ah ku tagay garoonka halkaasi oo kula kulmay shacabkii dayaaradaha sugayay, oo uu ka dhageystay cabashooyinkooda.


Mudane Xamza ayaa ku amray wasaaradda gaadiidka

Mudane Xamza ayaa ku amray wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada, maamulka garoonka iyo shirkadaha diyaaradaha inay si deg deg ah u qaadaan dadka rakaabka ee sugayay safaradooda.Ra’iisul Wasaaraha oo kula hadlayay qaar ka mid ah rakaabka hoolka garoonka ayaa sheegay in dowladdu ay ka xuntahay dib u dhaca iyo culeyska ku yimid safaradooda, isaga oo ballan-qaaday in arrintan oo kale aanay dib u soo laaban doonin.

Post a Comment

0 Comments