Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay dib u howlgelinta Isbitaalka Sheekh Zayed ee Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Berri, oo uu wehliyo Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya
Mudane Axmed Juma Al Rumaithi, ayaa kormeeray
Mudane Axmed Juma Al Rumaithi, ayaa kormeeray qaybo badan oo ka mid ah isbitaallada, isagoo bogaadiyay taageerada Imaaraadka ee dib u howlgelinta isbitaalka.
Waxaa xusid mudan in isbitaalka Sheekh Zayed
isbitaalka Sheekh Zayed laga furay degmada Cabdul Casiis
isbitaalka Sheekh Zayed laga furay degmada Cabdul Casiis ee magaalada Muqdisho 4-tii bishii June ee sanadkii 2015-ka, iyadoo ay maalgelinayso dowladda Imaaraadka Carabta, kaasoo sidoo kale dalka ka fulinaya mashaariic kala duwan oo dhinaca bini’aadanimada iyo horumarinta ah.
0 Comments