Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

xasan sheekh

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la kulmay Saraakiisha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed ee ka qalin jebisay Akadeemiyada Al Zaciim ee dalka Qatar, waxaana uu ugu hambalyeeyay dadaalka wanaagsan ee ay muujiyeen.

Madaxweyne Sheekh Maxamuud ayaa dhammaan saraakiishii

Madaxweyne Sheekh Maxamuud ayaa dhammaan saraakiishii ka qeybgashay tababarkan ku ammaanay dadaalka ay muujiyeen iyo xirfadda ay barteen.
Madaxweynaha ayaa si gaar ah ugu hambalyeeyay Saacid Cali Cabdallah oo kaalinta koowaad 

Madaxweynaha ayaa si gaar ah ugu hambalyeeyay

Madaxweynaha ayaa si gaar ah ugu hambalyeeyay Saacid Cali Cabdallah oo kaalinta koowaad ka galay 112 sarkaal oo ka kala socday Qatar iyo Soomaaliya oo loo tababaray inay ka qeyb qaataan taageerada dhanka cirka ah.


Post a Comment

0 Comments