Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

xasan sheekh

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud 



Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad-goboleedka Galmudug.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey masuuliyiin uu horkacayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor-Qoor iyo xubno ka tirsan goleyaasha dowladda.


Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Galmudug

Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Galmudug ayaa la xariira dhammeystirka howl-galka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ka socda deegaannada Galmudug madaxweynaha ayaa wali sii wada dadaal uu doonayo somaaliya inuu ku nabdeeyo


Sidoo kale madaxweynaha ayaa inta uu joogo 

Sidoo kale madaxweynaha ayaa inta uu joogo Dhuusamareeb kulamo la qaadan doona madaxda Galmudug iyo qaybaha kala duwna ee bulshada ku dhaqan maamulkaasi waxaa inoo soo socota inshallah somaaliya nabada oo qurux badan


Post a Comment

0 Comments