Talaadadii, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shir-gudoomiyey

xasan sheekh

 Talaadadii, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shir-gudoomiyey

Talaadadii, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shir-gudoomiyey shirka amniga Soomaaliya oo ka dhacay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York, iyadoo shirkaas lagu soo bandhigay muhiimadda uu amniga Soomaaliya u leeyahay gobolka.


Midowga Afrika ayaa Madaxweynaha waxa uu ku soo bandhigay


Midowga Afrika ayaa Madaxweynaha waxa uu ku soo bandhigay waxyaabihii u qabsoomay qorshayaashii dowladdiisa ee ku aaddan dib u dhiska ciidanka iyo xoreynta deegaannada ay gacanta ku hayaan argagixisada. , Ahmiyadda iskaashiga amniga ee heer qaarad iyo heer caalami, ka bixitaanka ciidamada AMISOM, iyo xasiloonida siyaasadda Soomaaliya.


Madaxweynaha ayaa yiri “ dhimista tirada ciidamada AMISOM


Madaxweynaha ayaa yiri “ dhimista tirada ciidamada AMISOM ee hadda jirta waxay cadeyn u tahay horumarka aan ka sameynay qorshaha lagu xaqiijinayo Soomaaliya oo xasiloon oo leh adeegyo amni oo awood u leh inay si buuxda u qaataan mas’uuliyadda amniga dalka”.


Post a Comment

0 Comments