Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo

 

xasan sheekh

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaasoo ay ku taallo xarunta Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu ka qeyb galo shir caalami 

Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu ka qeyb galo shir caalami ah oo looga hadlayo amniga iyo xasiloonida Soomaaliya, waxaana ka qeyb galaya wakiilo ka kala socda 26 dal, Qaramada Midoobay, Jaamacadda Carabta, Midowga Yurub iyo Midowga Afrika.


Sida laga soo xigtay madaxtooyadda Soomaaliya, shirkan 

Sida laga soo xigtay madaxtooyadda Soomaaliya, shirkan ayaa ujeedkiisu yahay in laga doodo, isla markaana la dejiyo istaraatiijiyad lagu horumarinayo amniga iyo xasilloonida Soomaaliya, loogana hortagayo caqabadaha amni ee dalka ka jira.




Post a Comment

0 Comments