Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay gaaray
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay gaaray dalka Jamhuuriyadda Jabuuti si ay uga qeyb galaan shir madaxeedka 41-aad ee aan caadiga ahayn ee madaxda urur goboleedka IGAD
maanta oo Sabti ah ka furmaya magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti.
Shir madaxeedkan oo goob-joog ka noqon doona gobolka iyo caalamkaba, ayaa lagaga wada hadli doonaa xasaradaha Suudaan, taageeridda wada-xaajoodka Jeddah, xoojinta xidhiidhka diblomaasiyadeed, iyo in laga hadlo arrimaha khuseeya dalalka xubnaha ka ah.
Waxaa la go’aamiyay in Madaxweyne
Waxaa la go’aamiyay in Madaxweyne Maxmauud uu kulamo dhinac ah la qaato madaxweynayaasha iyo madaxda ka qeyb galeysa shir madaxeedkan si kor loogu qaado iskaashiga laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo dalalkooda.
0 Comments