Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya.
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Berri ayaa lagu yiri
“Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya
“Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Berri, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Mudane Axmed Juma Al Rumaithi.”
Warku wuxuu intaa ku daray in Ra’iisul Wasaaraha
Warku wuxuu intaa ku daray in Ra’iisul Wasaaraha iyo Safiirka ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta imaaradaka oo kamid ah dawladaha ugu dhaw somaaliya markstana garab siiya
0 Comments