Xogo dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kulamo magaalada Muqdisho
Xogo dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kulamo magaalada Muqdisho uga socday saraakiil ka tirsan hay’addaha ammaanka iyo madaxda Hormuud, kadib markii ay meel sare gaartay xiisadda NISA iyo Hormuud.
Kulamadan ayaa waxaa looga wada-hadlay xiisadda
Kulamadan ayaa waxaa looga wada-hadlay xiisadda taagneyd maalmihii dambe iyo sidii loo xoojin lahaa ka wada-shaqeynta danta guud si waafaqsan shuruucda dalka arintan oo la xidhiidha amaanka ayaa ay hadalkii kagaga baxeen
Masuuliyiinta dowladda federaalka
Masuuliyiinta dowladda federaalka oo qaarkood aan xiriir la sameynay ayaa ku gaabsaday in saraakiisha ka tirsan hay’addaha ammaanka iyo madaxda Hormuud ay arrinta ku xaliyeen si ay ku jirto maslaxada guud ee dalka.
0 Comments