Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Danjire Axmed Juma Al-Rumaysi ayaa maanta
Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Danjire Axmed Juma Al-Rumaysi ayaa maanta oo Axad ah xarunta Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya kula kulmay Madaxa Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Maxamuud Macallin Cabdullaahi.
Kulanka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay doorka
Kulanka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay doorka Imaaraadka uu ka qaadanayo sidii dowladda Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed ay uga hortagi lahaayeen fatahaadaha baaxadda leh ee bilihii la soo dhaafay ku dhuftay deegaanno
sidoo kale waxa hakad galiyay maciishada.
Safiirka ayaa muujiyay sida ay u garab taagan yihiin shacabka Soomaaliyeed, waxaana uu bogaadiyay dadaalka ay Hay’addu ugu jirto isku xirka gurmadka bini’aadantinimo. Sidoo kale waxa uu shaaca ka qaaday in Imaaraadku uu kordhin doono
0 Comments