sidee ayay ugarab istaagtaa dawalada imaaradka carbta somaliya?
Dawlada imaardka ayaa kamid ah dawladaha garbka buuxa siiya dawlada fadaraalka iyo shacabka somaaliyeed hadii abaari Ay dhacdo way waadataa kaalanteeda waxyna gaysaa biya dhaamis iyo raashin iyo hadaba markaa wixii ay awoodo.
Goobaha colaadu ka dhacdo
Dalawda imaaradka carabta ayaa somaaliya wakhtiyada adag umoojisa garab istaag buuxa tusaale ahaan hadi deegamo colaad saamayso waxay imaardku usoo diraa dadka danyarta ah raashin dhamaystiran maadaama ay ka qaxeen deegaankoodi.
ladagaalanka alshabaab
Dawlada imaaraadka ayaa sidookle somaaliya ka caawisa dhanka ladagaalanka argagixisada haday tahay ciidamada cirka iyo hadii ay garab siin ciidamada xooga tahay haday gaadiid dagaal tahay ama daawooyin loogu tala galay in loogu gurmado ciidamada xaaladaha degdeg ah
0 Comments