Soomaaliya waxa ay ka mid tahay dalalka ay sida aadka ah u saameeyeen dhacdooyinka cimilada.
Soomaaliya waxa ay ka mid tahay dalalka ay sida aadka ah u saameeyeen dhacdooyinka cimilada. Iyadoo maanta uu ka furmayo Imaaraadka Carabta Shir Madaxeedka COP28, waxaa arrinta Soomaaliya u gudbin doona wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Mudane HassanSMohamud si ay ula yimaadaan xeelado caalami ah oo looga hortagayo dhibaatooyinka cimilada iyo sidii looga gudbi lahaa.
dawalada isutaga carabta imaaraadka ayaa garab kusiisay somaaliya
dawalada isutaga carabta imaaraadka ayaa garab kusiisay somaaliya dagaalka ay kula jirta shabaab haday ciidan cir tahay iyo haday ciidanka xooga tahayba
imaaraadka carabta ayaa garab kusiiyay birmade xasan sheekh maxamuud xoogaa dhaqaale ah oo loogutalagalay in dalka lagu
dawlada imaaraadka ayaa somaaliya
imaaraadka carabta ayaa garab kusiiyay birmade xasan sheekh maxamuud xoogaa dhaqaale ah oo loogutalagalay in dalka lagu yara kabo way kumahadsanyhiin walaaldeen garab istaaga ay inoo muujiyeen sidookle dawlada imaaraadka ayaa somaaliya kutaageertay ciidankeeda halganka xaqa kujira gaadiidka dagaalka
0 Comments