Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka jeediyey.

xasan sheekh

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka jeediyey.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee isbedelka Cimilada ee ay martigelinayso dowladda Imaaraadka Carabta.
Madaxweynaha ayaa khudbadiisa ku xusay saameynta xooggan ee isbedalka cimiladu ay ku yeesheen dadka Soomaaliyeed,


wuxuuna caddeeyay in fatahaadihii ka dhashay roobabka

wuxuuna caddeeyay in fatahaadihii ka dhashay roobabka El Nino ay galaaftay nolosha in ka badan 120 qof oo Soomaali ah, ayna ku barakaceen in ka badan hal milyan oo qof.
Soomaaliya ayuu ku micneeyay in ay safka hore kaga jirto wadamada sida tooska ah u 


Khudbadda Madaxweynaha ayaa diiradda lagu saaray





Khudbadda Madaxweynaha ayaa diiradda lagu saaray cawaaqib xumada ka dhalan karta is beddelka cimiladu iyo in la xasuusiyo in dalalka nugul ay la kulmaan dhibaatada ugu badan ee cimilada, isla markaana ay u baahan yihiin dadaallo caalami ah oo la iskaga kaashado sidii loo yarayn lahaa lana qabsan lahaa.



 


Post a Comment

0 Comments