waxqabadka dalwada imaardka ay uqbatay dawlada fadaraalka somaaliya
Maaanta waxaynu falaaqaynaynaa somaaliya sida uu Imaaraadku ugarab istaago xiliyada adag haday abaaro noqoto haday fatahaad noqoto haday ladagaalanka argagixisada noqoto imaaradaka ayaa badnaa somaaliya
maxaa kamida caawinaada
imaaraadka ayaa ugarab istaaga sii aan dawladaha kale badanaa uagarab istaagin tusaalae Hadaan idiin soo qaado kama dhamaan karo inta waxatarka dalakaas aynu ka helnay waxaa kamida raashin biyo dhaamis daawooyin.
Wakhti yada abaaraha wa ka mid adlalka
Wakhti yada abaaraha wa ka mid adlalka Kaw aad Ee caawiyo somaaliya haday biyo dhaamis noqonto haday raashin loo qaybinayo qoysaska danayrka ah noqoto haday daawooyin noqoto intba wu inala garab istaagaaLadgaalanka argagixsada Hadaan tusaale usoo qaato waxa imaardku somaaliya kacaawiyay ciidanka cirka oo maalinksta heegan la ahaa ciidanka xooga dalka sidookle dawalda imaaraadka ayaa ugu deeqday gaadiidka dagaalka dawlada somaaaliya
0 Comments