Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa la kulmay Safiirka UK ee Soomaaliya Danjire Michael Nithavrianakis.
Wasiirka iyo safiirka ayaa ka wada hadlay taageerada dowladda Ingiriiska ay siiso dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed,
caddaaladda ee xasiloonida
shacabka Soomaaliyeed, iyo doorka caddaaladda ee xasiloonida iyo sidii cadaalad loogu heli lahaa deegaannadii dhowaan la xoreeyey.
Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa uga mahad celiyay dowladda iyo shacabka Britain taageerada hagar la’aaneed ee ay la garab taagan yihiin shacabka iyo dowladda Soomaaliya.
somaaliya ayaa kasoo kabanaysa
somaaliya ayaa kasoo kabanaysa colaadi sokeeye iyo dib udhacii ay kusugnayad 30 ka sano wa wax lagu farxo runtii caalmkanu way soo dhaweeyeen arintaas waxayna kudhiiri geliyeen dawlada hada jirta hawlaha hormarka leh ee ay wado sida ladgaalnka khawaarijta
0 Comments