Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan

xasan sheekh

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehlinayaan xildhibaannada labada aqal ee dalkeenna ku matala Baarlamaanka Carabta ayaa maanta magaalada Qaahira ee dalka Masar 


Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Mudane Caadil 

madaxweynaha somaaliya ayaa kula kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Mudane Caadil Bin CabdulRaxman Al-Casoomi.
Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha ayaa ka wadahadlay sidii loo horumarin lahaa xiriirka qotada dheer ee soo jireenka ah ee ka


dhaxeeya Soomaaliya iyo Baarlamaanka Carabta,

dhaxeeya Soomaaliya iyo Baarlamaanka Carabta, isaga oo uga mahadceliyey Jaamacadda Carabta taageerada joogtada ah ee ay siiyaan shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed iyo garab istaagga xooggan ay ka muujiyeen ilaalinta qaranimada, midnimada, wadajirka iyo madax bannaanida dhuleed ee Soomaaliya.



Post a Comment

0 Comments