Muqdisho 03-Maarso-2024,Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka

axm, sacdiyo

 Muqdisho 03-Maarso-2024,Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka

Muqdisho 03-Maarso-2024,Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta booqatay Safaraadda Dwladda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho waxaana ku soodhaweeyay Safiirka ufadhiya dalka  Amb.Axmed Jumca Al-Rumeysi.

Ugu horeyn Guddoomiye Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa Danjiraha Dalka

Ugu horeyn Guddoomiye Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa Danjiraha Dalka Imaaraadka Carabta uga tacsiyadeeysay  saraakiishii ku geeriyootay weerarkii argagixisanimo ee 10- febraayo 2024 kadhacay Xerada Gen.Gordan ayagoona dalkeenna u joogay ineey

Intaasi kadib Guddoomiyaha iyo safiirka ayaa ka wada hadlay

Intaasi kadib Guddoomiyaha iyo safiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada Baarlamaan Soomaaliya iyo Imaaraatka Carabta.
Ugudanbeeyn Guddoomiye Sacdiyo ayaa uga mahadceliysay Dowladda Imaaraatka Carabta taageerada ay siiso Soomaaliya.

Post a Comment

0 Comments