Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Taliyaha Booliska Soomaaliya ayaa deg deg u gaaray isbitaalka Digfeer
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Taliyaha Booliska Soomaaliya ayaa deg deg u gaaray isbitaalka Digfeer, si ay u booqdaan dhaawacyada saraakiil iyo askar Soomaali, Imaaraad iyo kuwo ka socda dalal kale isugu jira, kuwaas oo askari Soomaali ah uu caawa toogasho wadareed ugu geystay xerada Jeneraal Goordan ee Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa culimada uga warbixiyey mudnaanta uu siinayo in dalka
Madaxweynaha ayaa culimada uga warbixiyey mudnaanta uu siinayo in dalka laga xoreeyo argagixisada Alshabaab, xoojinta midnimada iyo xal u helidda caqabadaha dib u dhigay dalkeenna.
Madaxweynaha ayaa culimada Soomaaliyeed ku bogaadiyey sida ay uga go’an tahay muujinta been abuurka ka dhanka ah
diinteenna suubban ee Islaamka oo argagixisadu ay ku xalaashadeen dhiigga
diinteenna suubban ee Islaamka oo argagixisadu ay ku xalaashadeen dhiigga dadka muslimiinta ah ee Soomalaiyeed.
Sidoo kale Madaxweynaha ayaa xusay doorka taariikhiga ah ee culimada Soomaaliyeed ay ku leeyihiin toosinta dowladnimada iyo difaaca dalka.
0 Comments