Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan

xasanan sheeekh

 Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya Ambassador Valentin Zellweger

xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga ka dhaxeeya

xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga ka dhaxeeya Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.
Inta uu socday kulanka oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay koox ka socota gobolka iyo beesha caalamka oo dano gaar ah leh.

Kulanka ayaa lagu adkeeyay sida ay Soomaaliya uga go’an tahay xoojinta xiriirka 

Kulanka ayaa lagu adkeeyay sida ay Soomaaliya uga go’an tahay xoojinta xiriirka diblumaasiyadeed iyo xoojinta iskaashiga ay la leedahay daneeyayaasha muhiimka ah ee caalamiga ah si loo wajaho caqabadaha guud loona horumariyo nabadda iyo xasilloonida gobolka.

Post a Comment

0 Comments