Khudbaddii Jimcaha ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,

xasan sheekh

 Khudbaddii Jimcaha ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, 

Khudbaddii Jimcaha ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuu dib u eegis ku sameeyay waxyaabihii u qabsoomay dowladdiisa, isagoo dhinaca kale qiray caqabadaha hortaagan.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay guulo ka gaartay arrimaha cafinta deymaha iyo is dhexgalka gobolka

iyadoo Soomaaliya ay ka mid noqoneyso bulshada Bariga Afrika

iyadoo Soomaaliya ay ka mid noqoneyso bulshada Bariga Afrika, dib u habeynta dastuurka, la dagaallanka xagjirnimada, iyo qaadista cunaqabateynta hubka ee saaran dalka.
Madaxweyne Sheekh Maxamuud ayaa ku dheeraaday 

 muhiimadda ay leedahay in la sii wado dagaalka

 muhiimadda ay leedahay in la sii wado dagaalka lagula jiro Al-Shabaab, si loo xaqiijiyo xoreynta iyo nabadda Soomaaliya, isagoo sidoo kale sheegay in loo baahan yahay in la helo dastuur rasmi ah oo lagu adkeeyo hannaanka sharci ee dalka iyo xoojinta dimuqraadiyadda

Post a Comment

0 Comments