Doodda baarlamaanka Soomaaliya taalla ee la xiriirta dastuurka
Doodda baarlamaanka Soomaaliya taalla ee la xiriirta dastuurka waxay dhex taagan tahay Cutubka 4-aad. Cutubkani waa midka ugu xasaasin waxaana ku jira isbeddelka haylka dowladnimada oo loola jeedo in laga guuro booska ra’iisul wasaaraha, laguna beddelo madaxweyne ku-xigeen.
Cutubkan ayaa sidoo kale waxaa ku jira hanaanka doorashooyinka
Cutubkan ayaa sidoo kale waxaa ku jira hanaanka doorashooyinka iyo dalka uu yeesho laba xisbi. Marka ay dhamaato doodda iyo wax ka beddelka Cutubka 4-aad hal mar ayaa la ansixin doona afarta cutub ee 1-aad, 2-aad, 3-aad iyo 4-aad.
Codkooda waxa uu noqon doona gacan taag oo dowladda
Codkooda waxa uu noqon doona gacan taag oo dowladda ayaa horey ugu adkaatay in habraaca sidaas laga dhigo. Illaa 100 Xildhibaan ayaa isku diiwaan-gelisay ka hadalka Cutubka 4-aad.Waxaa jirta dood ku saabsan in la ansixiyo kahor fasaxa bisha Ramadaan ee baarlamaanka
0 Comments