Imaaraatka Carabta ayaa si kulul u cambaareeyay

calanka somaaliya

 Imaaraatka Carabta ayaa si kulul u cambaareeyay 

Imaaraatka Carabta ayaa si kulul u cambaareeyay Weerarkii Argagixiso ee lagu qaaday Hotel ku yaalla Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, kaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan 3 Qof, tiro kalena ay ku dhaawacmeen.

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa ku celisay diidmada Imaaraadka ee dhammaan noocyada rabshadaha iyo argagixisanimada kuwaas oo ujeedkoodu yahay in ay khalkhal galiyaan amniga iyo xasilloonida oo aan waafaqsanayn sharciga caalamiga ah.


Wasaaradda ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay

Wasaaradda ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed iyo qoysaskii ay ka geeriyoodeen dadkii ku dhintay falkaas foosha xun.ee argagxa ah ee sida bilaa naxriista ah ee axmaqnimadu ka muuqato loo fuliyay



Post a Comment

0 Comments