Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed
Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Juma Al Rumayti ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya Maxamuud Macallin Cabdullaahi, waxaana ay ka wadahadleen
mashaariicda ay Imaaraadku ku taageereyso dowladda iyo shacabka. Soomaaliya
mashaariicda ay Imaaraadku ku taageereyso dowladda iyo shacabka. Soomaaliya.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray baahiyaha degdega ah ee ay qabaan dadka nugul ee ay saameeyeen daadadka El Niño
kuwaas oo sababay barakaca kumanaan qoys iyo burburka dalagyada
sababay barakaca kumanaan qoys iyo burburka dalagyada iyo kaabayaasha dhaqaalaha.
Safiirka ayaa intii uu kulanka socday tilmaamay in bisha Ramadaan ka hor ay Imaaraadku gargaar gaarsiin doonaan goobaha ay dhibaatadu ka dhacday iyo dayactirka biyo xireennada si loo yareeyo khatarta fatahaadaha ee la filayo in ay ka dhashaan roobabka gu’ga.
0 Comments