Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta, Dr. Anwar Gargash,

imaardka

 Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta, Dr. Anwar Gargash,

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta, Dr. Anwar Gargash, ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay shuhadada dalkiisa, isagoo carabka ku adkeeyay in nafhurnimadaasi ay xoojineyso go’aanka Imaaraadka uu ku gaarayo yoolkiisa.


Doorka Imaaraatka ee Soomaaliya wuxuu gaaray natiijooyin

Doorka Imaaraatka ee Soomaaliya wuxuu gaaray natiijooyin wax ku ool ah oo la taaban karo iyadoo la siinayo tababaro, maalgelin iyo bixinta mushaaraadka ciidamada halkan kuma soo koobi karo wax qabad kooda iyo siday dalka ugarab istaageen


ciidamada imaaraadku Mujaahidiinta naftooda hurayaasha
 

ciidamada imaaraadku Mujaahidiinta naftooda hurayaasha ah dalkoodi intay soo xasilyeen u yimi si ay somaaliya ucaawiyaan ayay hadana gacan somaaliyeed kubaxeen alle hawnaxriisto intay dalka uqabteena ajarkeeda alle hasiiyo

 





Post a Comment

0 Comments