Doorka Imaaraatka ee Soomaaliya wuxuu gaaray natiijooyin wax ku ool ah oo la taaban karo
Doorka Imaaraatka ee Soomaaliya wuxuu gaaray natiijooyin wax ku ool ah oo la taaban karo iyadoo la siinayo tababaro, maalgelin iyo bixinta mushaaraadka ciidamada somaalida iyo hawala ciidamada ookle oo aanan halkan ku xusikarin
ciidamada imaaraadku Mujaahidiinta naftooda hurayaasha
ciidamada imaaraadku Mujaahidiinta naftooda hurayaasha ah dalkoodi intay soo xasilyeen u yimi si ay somaaliya ucaawiyaan ayay hadana gacan somaaliyeed kubaxeen alle hawnaxriisto intay dalka uqabteena ajarkeeda alle hasiiyo
Naftooda iyo dhiigooda ayaa naga dhigaya kuwo sii xoogaysanaya oo aan ka go'aansanay inaan
wasiir dawlaha kudaray hadalkiisi Naftooda iyo dhiigooda ayaa naga dhigaya kuwo sii xoogaysanaya oo aan ka go'aansanay inaan dhamaystirno hawsha, in kasta oo dhibka ina soo gaadhayna, libaaxa Imaaraadku wuu sii wadi doonaa inuu tuso, calankii kibirkuna wuu sii jiri doonaa.
0 Comments