dawlada Imaaraatka iyo dadkeedu ma ilaawi doonaan shuhadadii,

ciidan

 dawlada Imaaraatka iyo dadkeedu ma ilaawi doonaan shuhadadii, 


dawlada Imaaraatka iyo dadkeedu ma ilaawi doonaan shuhadadii, Kuwaas oo ku shahiiday in ay la kulmeen fal argagixiso oo ka dhacay Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Soomaaliya mana ilaawi doonaan naftood hurayaal, xusuustooduna waa sii jiri doontaa.


Mujaahidiinta naftooda hurayaasha ah dalkoodi

Mujaahidiinta naftooda hurayaasha ah dalkoodi intay soo xasilyeen u yimi si ay somaaliya ucaawiyaan ayay hadana gacan somaaliyeed kubaxeen alle hawnaxriisto intay dalka uqabteena ajarkeeda alle hasiiyo


Doorka Imaaraatka ee Soomaaliya wuxuu gaaray natiijooyin

Doorka Imaaraatka ee Soomaaliya wuxuu gaaray natiijooyin wax ku ool ah oo la taaban karo iyadoo la siinayo tababaro, maalgelin iyo bixinta mushaaraadka ciidamada iyo xogo ciidan oo badan oo aan laga xusi karin halkan


Post a Comment

0 Comments