Xamza Cabdi Barre inkasta oo uu ku cusub yahay miisaanka sare ee siyaasadda Soomaaliya

bare

 Xamza Cabdi Barre inkasta oo uu ku cusub yahay miisaanka sare ee siyaasadda Soomaaliya

Xamza Cabdi Barre inkasta oo uu ku cusub yahay miisaanka sare ee siyaasadda Soomaaliya, haddana dhinaca kale wuxuu ahaa siyaasigii koowaad ee madaxda sare ee dalka ka tirsan oo durba sheega sida uu u diidan yahay inuu subax walba albaabkiisa ku arko askari ajnabi ah oo aan Muslim aheyn oo ka ilaalinaya dad Soomaali ah.



Ra’iisul Wasaare Xamza waxa uu sii daayay hadal ay ajnabiga Soomaaliya jooga

Ra’iisul Wasaare Xamza waxa uu sii daayay hadal ay ajnabiga Soomaaliya jooga aad u dhibsadeen xilli uu maalmo kooban joogat xafiiska bishii Juun 2022.Xamza ayaa markaas sheegay in aysan qaban Soomaalida in ay aqbalaan in Madaxtooyadda ilaaliyaan gabar Afrikaan ah oo Muslim aheyn, ayna ka waardiyeyso dad Soomaali ah.


“In aan aqbalo in meesha hadda ka imid ee deganahay 


“In aan aqbalo in meesha hadda ka imid ee deganahay ee Madaxtooyada in ay gabar Afrikaan ah oo miskiin ah oo Muslim aheyn oo Salaad iyo Diin Ilaahay aan shaqo ku laheyn inay i waardiyeyso oo ay Soomaali iga waardiyeyso wax lagu qanci karo ma ahan,” ayuu yiri ra’iisul wasaare Xamza.

Post a Comment

0 Comments