Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka oo gudanaya waajibkiisa ka saaran ilaalinta sharuucda dalka
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka oo gudanaya waajibkiisa ka saaran ilaalinta sharuucda dalka ayaa soo xeray Bishaaro oo maalmahii lasoo dhaafay baraha bulshada ku baahineysay muuqaalo anshax xumo ah.
Muuqaaladaasi ayay sheegtay Xeer Ilaalinta Qaranka
Muuqaaladaasi ayay sheegtay Xeer Ilaalinta Qaranka inay aad u dhibsadeen bulshada Soomaaliyeed
Xeer Ilaalinta Qaranka ayaa isla maanta horgeysay Maxkamadda gobolka Banaadir eedeysane Bishaaro Idiris oo ay soo xireen ciidanka booliska Soomaaliyeed.
Si kastaba, Xeer Ilaalinta Qaranka ayaa
Si kastaba, Xeer Ilaalinta Qaranka ayaa si rasmi ah u billowday beegsiga shaqsiyaadka waxyaabaha lidiga ku ah anshaxa iyo dhaqanka ku faafiya baraha bulshada, ayada oo sida Bishaaro Idiris oo kale la horgeyn doono maxkamadda, sida uu sheegay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.
0 Comments