ciidamada imaaraadku Mujaahidiinta naftooda hurayaasha ah dalkoodi

ciidan

 dadka is waydiinaya maxaa keenay saraakisha imaaraadka

dadka is waydiinaya maxaa keenay saraakisha imaaraadka ee lagu laayay somaaliya aan idinka jaahiil saaro somaaliya burbur badan ayay soomartay markaa dalal la saaxiiba waxyaaba badan ka caawiya ayaa jira kuwaas ayuu kujiraa imaaraadku saraakiishuna ciidama somaaliyeed ayay taba barayasay


ciidamada imaaraadku Mujaahidiinta naftooda hurayaasha

ciidamada imaaraadku Mujaahidiinta naftooda hurayaasha ah dalkoodi intay soo xasilyeen u yimi si ay somaaliya ucaawiyaan ayay hadana gacan somaaliyeed kubaxeen alle hawnaxriisto intay dalka uqabteena ajarkeeda alle hasiiyo

Gargash ayaa soo hadal qaaday weerarkii lagu bartilmaameedsaday shuhadada

Gargash ayaa soo hadal qaaday weerarkii lagu bartilmaameedsaday shuhadada, isagoo xusay in weli uu sii socdo waxqabadka ciidamada qalabka sida, xoreyntii Maribna ay dhowdahay, idamkii Alle. Waxa uu carabka ku adkeeyay in naf hurnimada shacabka Imaaraadku ay kordhinayaan go’aankooda, waxa uuna carabka ku dhuftay in Imaaraatka

Post a Comment

0 Comments