Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay fiidkii oo Axad ahayd kulan la qaatay

xasan sheekh

 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay fiidkii oo Axad ahayd kulan la qaatay


Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay fiidkii oo Axad ahayd kulan la qaatay xubnaha haweenka ah ee ku jira Goleyaasha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana uu kala hadlay arrimaha


siyaasadda iyo amniga ee Soomaaliya iyo muhiimadda ay leedahay dhameystirka

siyaasadda iyo amniga ee Soomaaliya iyo muhiimadda ay leedahay dhameystirka dastuurka iyo ka xoreynta dalka. dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab.
Madaxweyne Maxamuud ayaa bogaadiyay doorka muhiimka ah ee haweenka mataleya ay ka qaateen ilaalinta hidaha,


madaxbannaanida iyo midnimada qaranka Soomaaliya. Isagoo ku nuux-nuux saday 


madaxbannaanida iyo midnimada qaranka Soomaaliya. Isagoo ku nuux-nuux saday in doodaha socda ee ku saabsan dhameystirka dastuurka ay tahay in laga hadlo arrimaha mudnaanta u leh haweenka Soomaaliyeed si waafaqsan shareecada Islaamka iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Post a Comment

0 Comments