Danjire Axmed Juma Al Rumaithi, Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta ee aan walaalaha nahay

safiir

 Danjire Axmed Juma Al Rumaithi, Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta ee aan walaalaha nahay 


Danjire Axmed Juma Al Rumaithi, Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta ee aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa khudbad ka jeediyay munaasabadda maalinta caalamiga ah ee walaaltinimada oo ku beegan 4-ta bisha Febraayo ee sanad kasta.

4-ta bisha Febraayo ee sanad walba, caalamka ayaa laga xusaa 

4-ta bisha Febraayo ee sanad walba, caalamka ayaa laga xusaa maalinta caalamiga ah ee walaaltinimada aadanaha. Waa maalin ay soo saartay Qaramada Midoobay bishii Diseembar 2020 si ay u milicsato mabaadi'da iyo qiyamka walaaltinimada aadanaha

 in la aqoonsado hababka ugu wanaagsan ee gacan ka geysanaya


iyo in la aqoonsado hababka ugu wanaagsan ee gacan ka geysanaya in la gaaro ammaan iyo nabad caalami ah oo badan.
Marka la eego aragtidan iyo aaminaadda hoggaanka caqliga leh ee Imaaraadka Carabta ee suurtogalka ah in laga hirgeliyo amni iyo nabad ka dhalata gobolka iyo dhammaan caalamka. Dawladdu waxay kafaalo-qaadday xafladda saxiixa Dukumentiga

Post a Comment

0 Comments