Ganacsatada waaweyn ee suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho

muqdisho

 Ganacsatada waaweyn ee suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho

Ganacsatada waaweyn ee suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa ka hor yimid qorshe uu watay maamulka gobolka Banaadir oo ku soo rogay canshuur dheeraad ah.
Ganacsatada ayaa sheegay in wasaaradda maaliyadda Soomaaliya ay siiyaan canshuurtii xaqa loogu lahaa, isla markaana aysan awoodin lacagaha dheeraadka ah ee maamulka gobolka Banaadir uu raadinayo.


Xasan Cabdi oo ka mid ah ganacsatada ugu waaweyn

Xasan Cabdi oo ka mid ah ganacsatada ugu waaweyn suuqa Bakaaraha ayaa in gobolka Banaadir uu ganacsatada waaweyn ku soo rogay lacag xad-dhaaf ah.“Canshuurta uu rabo gobolka Banaadir waxaa lagu leeyahay ganacsatada tafaariiqda iibisa iyo wara


maamulka gobolka waan kala fariisanay arrintaan,

maamulka gobolka waan kala fariisanay arrintaan, waxaan u sheegnay in canshuurtii nagu waajibtay ay wasaaradda maaliyaddu naga qaaday, waana isku fahmi weynay arrintaas,” ayuu yiri ganacsade Xasan Cabdi.Sidoo kale ganacsatda ayaa sheegay inay leeyihiin maamul lagala xaajoo karo arrimaha ku saabsan ganacsiga iyo canshuuraha oo ah Rigta Ganacsatada Soomaaliyeed, taas oo loo baahan yahay in lagala hadlo qorshaha uu wato maamulka gobolka

Post a Comment

0 Comments