Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 13-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS
Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 13-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa maanta oo Arbaco ah waxaa shir guddoominaayay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar.
Ugu horeyn Hab-dhowraha Golaha Shacabka Baarlamaanka
Ugu horeyn Hab-dhowraha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux) ayaa dhaariyay Wasiiradda Cuseb ee Wasaaradda Beeraha iyo Wasaaradda Howlaha Guud XFS.
Xildhibaan Maryan Maxamed Ciise oo ka mid ah guddiga
Xildhibaan Maryan Maxamed Ciise oo ka mid ah guddiga Xuquuqul Insaanka Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ayaa Mudanayaasha Golaha Shacabka ka hor akhrisay Hindise -Sharciyeedka Xuquuqda Naafada Soomaaliyeed si waafaqsan Qodobka 84aad (4) ee Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka.
0 Comments