Guddoomiyaha Hay’adda Maareynya Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynya Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta shirweyne muhiim ah ka daah-furay magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayo qorshaha ka jawaabista baahiyaha bani’adamnimo ee sanadkaan 2024.
Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa furitaankiisa
Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa furitaankiisa ka qayb-galay ku-xigeenka Ergayga gaarka ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, ahna xiriiriyaha gargaarka bini’aadamnimo ee Soomaaliya George Conway, sidoo kale waa goobjoog ka ah
wasaaraddaha gargaarka dowlad goboleedyada, Hay’addaha ka shaqeeya
wasaaraddaha gargaarka dowlad goboleedyada, Hay’addaha ka shaqeeya samafalka, Deeq-bixiyayaasha iyo madax ka socotay hay’adda QM ee ka shaqeeya samafalka.Hay’addaha dowliga iyo kuwa aan dowliga ahayn ee qabta arrimaha samafalka ayaa shirkan ku dalbaday lacag dhan $1.6 bilyan si loo caawiyo dad gaaraya 5.2 Milyan oo Soomaali ah sanadka 2024.oo kunool somaaliya
0 Comments