Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige

wasiir

 Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige 

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Catriona Laing.Kulankaan oo ka dhacay xarunta Qaramada Midoobay ee


magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid miro-dhal ah oo looga wada-hadlay

 magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid miro-dhal ah oo looga wada-hadlay arrimaha horumarinta maaliyadda iyo dhaqaalaha Soomaaliya, sida lagu yiri bayaan laga soo saaray kulanka.Shirka ayaa sidoo kale lagu soo qaaday guushii dowladda Soomaaliyaha ee nnaanka deyn cafinta oo muddo dheer kadib soo gaba-gaboobay daba-yaaqadda sanadkii tegay.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo soo saaray qoraal kooban bartiisa X (ex-Twitter)

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo soo saaray qoraal kooban bartiisa X (ex-Twitter) ayaa waxa uu ku sheegay in ay isla meel dhigeen Wakiilka UN-ka ahmiyadda ay leedahay in ay ka wada-shaqeeyaan horumarinta iyo kobcinta dakhliga gudaha ee dowladda Soomaaliya.

Post a Comment

0 Comments