Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale)
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) wuxuu ahmiyaddii shaqo ee gobolka Banaadir u weeciyay inuu madaxweyne Xasan Sheekh la riixo howsha dastuurka.
Shalay wuxuu boqolaal kamid ah dadka caasimada
Shalay wuxuu boqolaal kamid ah dadka caasimada ku nool iskugu keenay fagaaraha Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, waxaana isu soo bixintaan dadweyne lagu sheegay mid lagu taageerayo shaqada dastuurka.
Inkasta oo dadka meesha ka hadlay qaar ay ku dhawaaqeen
Inkasta oo dadka meesha ka hadlay qaar ay ku dhawaaqeen ereyo aan munaasabad aheyn sida inuu Xasan Sheekh leeyahay dastuurka, haddana Madaale wuxuu u muuqday mid qudbadiisa kusoo jiidanaya madaxda sare ee dowladda, isaga oo weeraray mucaaradka.
0 Comments