Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo warsaxaafadeed soo saaray

xasan sheekh

 Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo warsaxaafadeed soo saaray 

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay tallaabadii ay maanta qaadeen xildhibaannada labada Gole oo ansixiyay cutubka 1-aad iyo 4-aad ee Dastuurka dalka.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in maanta ay tahay maalin taariikh ah

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in maanta ay tahay maalin taariikh ah oo baal dahab ka gali doonta hannaanka dowlad-dhiska dalka ee muddada dheer soo socday.

Sidoo kale wuxuu ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ansixinta qabyo-tirka cutubyada 4-ta ah ee Dastuurka Federaalka Soomaaliya oo ay ka soo shaqeeyeen Labada Guddi ee dib u eegsita Dastuurka.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale  tilmaamay in dastuurka


Madaxweynaha ayaa sidoo kale  tilmaamay in dastuurka uu ku saleysan yahay Shareecada Islaamka iyo dhaqanka suubban ee Soomaaliyeed, loona baahan yahay in la dhameystiro.Waxaa kale oo uu hoosta ka xarriiqay ahmiyadda ay u leedahay dowladnimada Soomaaliyeed dhammeystirka Dastuurka.



Post a Comment

0 Comments