Sabtidii, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

xasan sheekh

 Sabtidii, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Sabtidii, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saxiixay sharciga ilaalinta iyo maareynta deegaanka, kaasoo ay ansixiyeen labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Wasiirka Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa uga mahadcelisay Madaxweyne Xasan Sheekh saxiixiisa sharcigan muhiimka u ah ilaalinta deegaanka.

Wasiirka ayaa yiri “Waxaan u mahadcelinayaa Madaxweyne

Wasiirka ayaa yiri “Waxaan u mahadcelinayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo saxiixay sharciga ilaalinta iyo maareynta deegaanka, kaasoo ay ansixiyeen labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya”.

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa in muddo ah ku howlaneyd sidii loo soo saari lahaa sharciga ilaalinta iyo maareynta deegaanka, sharcigan ayaa ah mid muhiim u ah ka hortagga iyo yareynta saameynta is bedelka cimilada ee dalka.

Post a Comment

0 Comments