Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

xasan

 Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Ururka Jaamacadda Carabta, waxaana wafdiga uu Madaxweynaha Soomaaliya u gudbiyey dhambaal

qoraal ah oo uu ka siday Xoghayaha Guud ee Ururkaasi.

qoraal ah oo uu ka siday Xoghayaha Guud ee Ururkaasi.
Kulankan oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ayaa intii uu socday waxaa lagu lafa guray arrimo dhowr ah iyo arrimo quseeya labada dhinac iyo u diyaar garowga shir madaxeedka dalalka Carabta oo dhawaan lagu wado inuu ka furmo caasimadda Baxreyn ee Manama.

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey dalalka

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey dalalka walaalaha ah ee Carabta taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin qaranimada, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Post a Comment

0 Comments