Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale kulan aan caadi ahayn isugu yeeray
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale kulan aan caadi ahayn isugu yeeray xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka, kaas oo lagu wado inuu berri ka dhaco hoolka xarunta Villa Hargeysa.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Madoobe oo kulankii maanta guddoomiyay
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Madoobe oo kulankii maanta guddoomiyay ayaa xildhibaannada la wadaagay codsiga madaxweynaha ee ah inuu berri hor imaanayo“Arinbaa hadda soo dhacday oo uu madaxweynaha JFS soo qoray wuxuu codsaday shir aan caadi ahayn oo ku saabsan xaaladda
Sidoo kale wuxuu kusii daray “Dastuurkeena wuxuu qabaa
Sidoo kale wuxuu kusii daray “Dastuurkeena wuxuu qabaa qodobkiisa 66-aad farqaddiisa 4-aad xarafkiisa A iyo qodobada 71-aad iyo 90-aad waxay qabaan in madaxweynaha uu isugu yeeri karo baarlamaanka waqti alaala waqtigii loo baahdo”.
0 Comments