Xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay
Xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ku ansixiyay Axdiga Qaramada Midoobay ee La-Dagaallanka Danbiyada Abaabulan iyo Habraacyada ku lifaaqan.
Axdigan oo ka koobanyahay 41 qodob ayaa muhiim
Axdigan oo ka koobanyahay 41 qodob ayaa muhiim u ah Soomaaliya, waxaana la saxiixay 2000, ayada oo ay xubno ka yimid 193 dal oo kamid dalalka ku yaalla caalamka.
Golaha Wasiirrada XJFS ayaa maanta ansixiyay Axdiga Qaramada Midoobay ee La-Dagaallanka Danbiyada Abaabulan iyo Habraacyada ku lifaaqan.
Axdigan waxaa la saxeexay sanadkii 2000 wuxuna dhaqangalay 2003
Axdigan waxaa la saxeexay sanadkii 2000 wuxuna dhaqangalay 2003., waxaana xubno saxeexayaal ka ah 193 dal. Dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay waxaa kali ah ee aan wali saxeexin 6 dal oo ay 3 jasiirado yihiin Saddexda kalana Soomaaliya, Koongo-Baraasafiil, iyo Iiraan.
0 Comments