Muqaal uu dib u faafiyey Elon Musk oo uu kaga digayo
Elon muck ayaa partiisa uu twitter ka kuleeyahay waxaa kasoo muuqday muqaal uu leeyhay sheekh cabdallah bin zaayid alnahyaan uu kaga hadlayo dhibaatada argagixisadu kuhayso caalmka
dadweynaha iyo dadka saamaynta ku leh reer Galbeedka
Muqaal uu dib u faafiyey Elon Musk oo uu kaga digayo Ikhwaanul Muslimiinka iyo Islaamiyiinta xagjirka ah ee reer Galbeedka ayaa ka tarjumaysa xiisadaha sii kordhaya ee dadweynaha iyo dadka saamaynta ku leh reer Galbeedka ee arrimaha xagjirnimada iyo saamaynta ay ku yeelan karaan
waxaynu ogsoonahay somaali hadaynu nahay
Sidaynu wada oogsoonahay somaali ahaan dhib weeyeen ayay argagixisadu kuhaysaa somaaliya Ilaahay waxaan kabaryayaa in alshabaab oo ah cadawga koobaad ee dalka in alle madhiyoh si somaaliya uu xasisho dalkuna cagihiisa uugu istaago
0 Comments