Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa manta soo saaray qoraal

xasan sheekh

 Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa manta soo saaray qoraal


Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa manta soo saaray qoraal, kaasi oo ku saabsan munaasabadda maalinta shaqaalaha adduunka ee 1-da MayMadaxweynaha ayaa marka hore dhambaal hambalyo ah u diray dhammaan shaqaale weynaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, isaga oo ayaa tilmaamay muhiimada ay shaqaalaha Soomaaliyeed u leeyihiin dowladnimadeena.


Waxa uu xusay in dowladda ay xoogga saartay ilaalinta xuquuqda


Waxa uu xusay in dowladda ay xoogga saartay ilaalinta xuquuqda shaqaalaha Soomaaliyeed, iyada oo la dardar-geliyey dadaallada ku aaddan xoojinta iskaashatooyinka dalk.
Waxaan Shaqaale weynaha Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa, Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May.

Shaqaalaha Soomaaliyeed waxa ay ku suntanyihiin hawl-karnimo, hufnaan


Shaqaalaha Soomaaliyeed waxa ay ku suntanyihiin hawl-karnimo, hufnaan iyo dhabar adayg, waxaana ku amaanayaa kaalintooda muhiimka ah ee ay xilligaan ka qaadanayaan halganka dib u xoreynta iyo horumarinta dalka,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.Madaxweynaha ayaa dul istaagay doorka taariikhiga ah ee shaqaalaha Soomaaliyeed ay ku leeyihiin sooyaalka dalkeenna, dowlad-

Post a Comment

0 Comments