Madaxweynaha Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida

xasan sheekh

 Madaxweynaha Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida

Madaxweynaha Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey shirka amniga gobolka Banaadir.Shirka ayaa waxa ka qayb-galay ra’iisul wasaaraha

wasiirada gaashaandhigga iyo amniga gudaha, taliyeyaasha ciidamada qalabka


wasiirada gaashaandhigga iyo amniga gudaha, taliyeyaasha ciidamada qalabka sida, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir.Shirkan ayaa waxaa looga hadlay dardar-galinta tallaaabooyinka loo qaaday xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho, oo bilihii dambe isbeddel dhanka amniga uu ka hana-qaaday.

Kulanka oo markii ugu horreysay looga yeeray guddoomiyeyaasha 


Kulanka oo markii ugu horreysay looga yeeray guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Benaadir ayaa warbixino ku saabsan xaaladda amniga caasimadda looga dhageystay mas’uuliyiinta hay’adaha ammaanka.Saraakiisha amniga ayaa waxay kulankaan kusoo bandhigeen qorsheyaashooda ku aaddan ilaalinta nafta, hantida iyo sharafta muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Post a Comment

0 Comments