Faah-faahino dheeraad ayaa waxaa laga helayaa xaalad halis ah oo ka taagan

dad

 Faah-faahino dheeraad ayaa waxaa laga helayaa xaalad halis ah oo ka taagan

Faah-faahino dheeraad ayaa waxaa laga helayaa xaalad halis ah oo ka taagan degmada Dilla ee gobolka Awday, halkaas oo laga baadi goobayo maydka mid kamid ah dadka deegaanka oo ku dhacay dhaamka biyaha ee degmadaasi.

Marxuumka ayaa waxaa lagy magcaabyaa Cabdiraxmaan Mukhtaar Cali

Marxuumka ayaa waxaa lagy magcaabyaa Cabdiraxmaan Mukhtaar Cali, waxaana liqay warta biyaha, ayada oo illaa hadda la la’yahay maydkiisa.
Ciidamada Somalilad, gaar ahaan kuwa xeebaha dab-damiska oo ku sugan goobta ayaa maaintii labaad ku sugan halkaasi, ayada oo dadaallo wadaan bad-maaxiyeen la geeyay goobta.

“Dilla:- Hawl-gal balaadhan oo lagu baadi goobaayo maydka marxuum

“Dilla:- Hawl-gal balaadhan oo lagu baadi goobaayo maydka marxuum Cabdiramaan Mukhtaar Cali oo uu liqay dhaamka Degmada Dilla ee gobolka Awdal ayaa maalintii labaad ka socda dhaamkaasi,”  qoraal kasoo baxay Somaliland” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

Post a Comment

0 Comments