Shir hawleed ay soo qaban qaabisay Rugta Ganacsiga & Warshadaha Soomaiyeed

ganacsato

 Shir hawleed ay soo qaban qaabisay Rugta Ganacsiga & Warshadaha Soomaiyeed

Shir hawleed ay soo qaban qaabisay Rugta Ganacsiga & Warshadaha Soomaiyeed ayaa ku qabsoomay Hotel Jazeera maanta oo ah 9, January 2024.
Waxaa shirka ka soo qaybgalay dhammaan sector-da, iyo Khubaro ka socota Guddiga Qaran ee Dhaqaalaha ( NEC).


Ujeeddada shirkan muhiimka ah waxay ahayd kor u qaadidda

Sidoo kale waxaa xussid mudan in si Rasmi ah Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaliyeed ay ugu biirtay xubinna uga noqotay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha ee Bariga Afrika. Shirka ka dhacay Zanzibar.
Waxaa shirka lagaga hadlay dayn cafinta, iyo fursadaha ku xeeran Marka laga fiiriyo maalgashiga iyo Ganacsiga.Qodobada muhiimka ah eelaga hadlay waxaa ka mid ah “ Domestic revenue mobilization “ Dakhli kordhinta dalka. Dakhli ururintu waxay muhimmad gaar ah u leedahay in ay dowladdu shaqayso. Haseyeeshee waxaa dhanka kala u baahan turxaan


Ujeeddada shirkan muhiimka ah waxay ahayd kor u qaadidda fahamka ku saabsan ku biiritaanka Somaaliya ee urur goboleedka bariga Afrika EAC, sidoo kale fursadaha iyo caqbadaha ku xeeran ku biirista EAC.


Post a Comment

0 Comments