Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhawaaqa jug culus oo maanta duhurkii laga maqlay

somaaliya

 Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhawaaqa jug culus oo maanta duhurkii laga maqlay

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhawaaqa jug culus oo maanta duhurkii laga maqlay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.
Madaxweynaha ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow.

Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheekh Muxudiin

Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Madaxweynaha Qaranka warbixin ka siiyay xaalada dalka iyo dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab iyo sida ciidamada xoogga ay diyaar ugu yihiin sagaalka dalka loogu sifeenayo argagixisada.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale warbixino

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale warbixino ka dhageystay saraakiisha ciidanka, waxa uuna kulan guud uu la qaatay Taliyaasha Ciidamada Badda, Cirka, Taliye ku-xigeenka Ciidamada dhulka Xooga dalka Soomaaliyeed.
Shirka guud ee Madaxweynaha Qaranka uu la qaatay Saraakiisha Ciidanka 

Post a Comment

0 Comments