midawga yurob ayaa somaaliya uqoondeeyay 89.5 milyan oo Yuuro oo ay ku jirto 20 milyan oo Yuuro.

yourb

 midawga yurob ayaa somaaliya uqoondeeyay 89.5 milyan oo Yuuro oo ay ku jirto 20 milyan oo Yuuro.

Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay inuu u qoondeeyay 89.5 milyan oo Yuuro oo ay ku jirto 20 milyan oo Yuuro si loogu taageero miisaaniyadda dowladda Soomaaliya.
Wuxuu yiri: “Midowga Yurub wuxuu Soomaaliya la leeyahay iskaashi xooggan


"Maalgashigan

Midowga Yurub wuxuu Soomaaliya la leeyahay iskaashi xooggan. "Maalgashigan, waxaan dooneynaa inaan wax ka qabanno dhismaha dowladnimada Soomaaliya, anagoo tixgelinayna mudnaanta siyaasadeed iyo khataraha imaan kara."
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee


Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Absher Cumar Jaamac, ayaa uga mahadceliyey Midowga Yurub taageeradan, isagoo xusay in tani ay sare u qaadi doonto iskaashiga ka dhaxeeya Midowga iyo Soomaaliya, isla markaana la sii wadi doono horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya iyo dadaallada dib loogu dhisayo dowladnimada.


Post a Comment

0 Comments